Midawga Musharixiinta: Ma Aqbali Doonno Doorashada Boobka Qaawan Ku Socota Sheeko:Amniga Midawga musharixiinta xilka madaxweyanimada Soomaaliya ayaa markale walaac ka muujiyay doorashooyinka golaha shacabka ee ka socda deegaanada qaar. War-saxaafadeed ka soo baxay midawga musharixiinta ayaa lagu sheegay in golaha oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdishakuur Cali Mire Oo Markale Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka galmudug waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada shan kursi oo horay ay u shaaciyeen guddiga doorashooyinka in la dooranayo. Doorashada kuraasta oo maalma kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxamed Mursal oo Mar Kale loo Doortay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa goordhow ku guuleystay kursi ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Mursal oo ahaa ahaa guddoomiyihii golaha shacabka ee baarlamaanka 10-aad ayaa kusoo baxay doorasho…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Doorashooyinka Oo Joojiyay Doorashada Mid Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa sheegay in ay hakiyeen doorashada kursiga HOP#103 oo uu ku fadhiyay guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari. Prof Jawaari ayaa maalmo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Abiy Ahmed Oo Fariin Adag Ka Soo Diray Jiidda Hore Ee Dagaalka Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa baahisay muuqaallo uu ra’iisul wasaaraha dalkaasi Abiy Ahmed isaga oo xiran dharka ciidanka kuna sugan furimaha hore ee dagalka. Abiy oo afar maalmood ku qaadanaya afka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Afar Kursi Oo Golaha Shacabka Ah Oo Galmudug iyo Koonfur Galbeed Lagu Qabanayo Waxaa saaka oo sabti ah lagu wadaa in maamulada Galmudug iyo Koonfur galbeed lagu qabto afar ka mid ah kuraasta golaha shacabka maamuladaasi ay ku leeyihiin. Kuraastan oo lagu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Nooc Cusub Oo Carona Ah, Kana Halis Badan Midkii Hore Oo Laga Diiwaan Geliyay Dalal Badan Hay’adda caafimaddka adduunka ee WHO ayaa shaacisay nooc cusub oo corovirus ah kaas oo loogu magac daray Omicron WHO ayaa walaac ka muujisay noocan cusub ee xanuunka kaas oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxuu Yahay Hadalka Ka Soo Yeeray Wasiirka Amniga Puntland Ee Ay Ka Soo Horjeesteen Saraakiisha PSF?! Cabdisamad Maxamed Gallan wasiirka amniga dowlad gobaleedka Puntland oo ay wehlinayaan saraakiisha sar sare ee ciidamada dowlad gobaleedka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay xilka…