Galmudug Oo Kala Dhex Gashay Maleeshiyo Beeleed Ku Dagaalamay Gobalka Mudug Sheeko:Dalka Maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay inuu xabbad joojin kala dhex dhigay beelo wallaalo ah oo shalay ku dagaalamay deegaan hoos taga Koonfurta Magaalada Gaalkacyo laguna magacaabo Dhagtuur, iyadoona labada dhinac… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya oo Labo Diyaarad oo ay Lahaayeen Ciidamada Cirka Soomaaliya Ku iibineysa Keliya $1,400! Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay xaraashka diyaarado hawlgab ah, oo iib lagu raadinayo, waxaa ku jira labo diyaarad oo ay lahaayeen ciidamada xoogga Soomaaliya iyo labo kale oo ay laheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarad Dab Ku Qabsaday Dooloow Wararka naga soo gaarayo garoonka diyaaradaha degmada Dooloow ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in goordhaw dab uu ka kacay diyaarad ku sugneyd gudaha garoonka degmada. Diyaaradda ayaa la sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wakiilka Doorashada Lataliyaha Farmaajo Oo Kismaayo Laga Tarxiilay Cabdi Cali Raage oo ka mid ah musharixiinta golaha shacabka ee sanadkaan ayaa sheegay in xalay magaalada Kismaayo lagu xiray wakiilkiisi arrimaha doorashada. Raage oo ka mid ah lataliyayaasha Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah-faahinno Ka Soo Baxaya Dagaal Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Ku Dhex Maray Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka koonfur galbeed ayaa sheegaya in gudaha magaalada dagaal saacado qaatay uu ku dhex maray ciidamada dowladda iyo xubno…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Halganka Dheer ee Tigrayga ee 300-kii Sano ee Lasoo Dhaafay Dagaalka xukuumadda Abiy Axmed iyo Tigeyga, oo hadda maamulka Adis Ababa talada u yaabo, dalkana kusoo rogay xaalad degdeg ah, oo la leeyahay “Ma beri ayuu dhici doonaa mise maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya Oo Looga Dhawaaqay Xaalad Deg Deg Ah Golaha wasiirada dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay dalka, xilli cabsi laga qabo in xoogagga Tigrayga ay dagaal ku soo qaadaan magaalada Caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Hakiyay Ku Dhawaaqista Natiijada Kursiga Mahdi Guuleed Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa sheegay in ay hakiyeen ku dhawaaqista Natiijada kursiga #HOP239, kaas oo uu ku soo baxay ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka. Mahdi Guuleed ayaa Isniinti shalay aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhashay Gabar La Kufsaday Oo Ka Dhacay Mudug Wararka naga soo gaarayo deegaanka Dhagtuur ee hoostaga gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal khasaaro geystay uu ku dhex maray deegaanka laba maleeyshiyo beeleed oo wada dega. Dagaalka ayaa sida…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya: Guddiga Doorashooyinka Oo Amray In Dib Loogu Noqdo Doorashada Jigjiga Guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa gebi ahaanba qaadacay natiijada doorashada magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida. Natiijada oo uu muran badan hareeyay ayaa lagu amray in kadib baaritaanno ay sameeyeen…