Qiimaha iibka Hubka oo Sare u kac Ku Yimid Kadib Muddo Kordhintii April Sheeko:Amniga Qiimaha kala iibsiga hubka ayaa sare u kac xoog leh laga dareemay gudaha magaalada Muqdisho, waxaa kale oo kordhay dhaqdhaqaaqa dalaallada hubka, iibka, kala wareejinta iyo arrimaha la xiriira. Xog… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Loo Hadal Hayaa Dhalinyaradaan Caanka Ka Ah TikTok-ga? Waxa ay dhalinyaradaan muddo sanada ah ka soo muuqanayeen baraha bulshada si gaar ah barta muuqaalada gaagaban lagu duubo ee TIK TOK, waxaana deegaan u ahaa magaalada Muqdisho. Dhalinyaradaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga SEIT ee Somaliland Garabka Cabdi Xaashi Oo Hakiyay Doorashada 16 Kursi Oo Golaha Shacabka Ah Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi garabka Cabdi Xaashi ayaa ku dhawaaqay in ay hakiyeen doorashada 16 kursi oo dhawaan doorashadooda ay shaaciyeen gudda SEIT ee Somaliland. Xubnahaan guddiga oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Puntland Oo Ka Horyimid Baaqa Isimada Puntland Maamulka Puntland ayaa ka horyimi baaq ka soo yeeray Isimada Puntland kuwaas oo shalay madaxweynaha ugu baaqay in qaar ka mid ah awoodda ciidamada PSF uu weli sii haayo agaasimihii…