Bulshada Rayidka Iyo Haweenka Oo Biirtay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Sheeko:Amniga Shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka ee magaalada muqdisho maalinti seddaxaad uga socda madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Ra’iisul wasaare Rooble ayaa waxaa maanta markale shirka ku biiray xubna ka socda bulshada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Maalintiisi 3-aad Muqdisho Ka Socda Waxaa maalintiisi seddaxaad galay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka ee magaalada Muqdisho uga socda madaxda golaha wadatashiga qaranka. Shirkaan oo ay ka qeyb galayaan madaxweynayaasha dowlad goboleedyada dalka uuna shir guddoominayo…