SAWIRO: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Amniga Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo duhurnimadii maanta ka dhacay wadada 21- october ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg-Deg:- Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo degmada Waaberi ee gobalka banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xooggan ka dhacay wadada 21-october. Qarax ayaa la sheegay in uu ka dambeyay gaari laga…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaabkee Ayey Dhinacyada Isugu Diyaariyeen Dibad-baxa Khamiista?! Waxaa berri oo khamiis ah la filayaa in caasimadda Muqdisho lagu qabto dibad-bax lagu taageerayo hoggaanka ra’isul wasaare Rooble ee dhanka doorashada, loogana soo horjeedo Farmaajo, arrintan ayaa dhalisay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Isimada Puntland Oo Go’aan Ka Soo Saaay Khilaafka Deni iyo Reer Diyaano Isimada maamulka Puntland oo tan iyo dagaalkii ka dhacay magaalada Boosaaso waanwaan ka dhex waday madaxweyne Deni iyo agaasimaha hay’adda PSF ayaa go’aan ka soo saaray dagaalki 21–23 December sanadkii…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Ku Hanjabay In Uu Cunaqabateynayo Siyaasiyiinta Hortaagan Doorashada Dalka Wasaaradda arrimaha dibadda mareykanka ayaa ku hanjabtay in ay cunaqabateyn ku soo rogi doonto dadka daahinaya doorashooyinka soomaaliya. Mareykanka ayaa ugu horeyn soo dhaweeyay heshiiskii dahwaan ay gaareen madaxda golaha…