Puntland: Jadwalka Doorashada 10 Kursi Oo La Shaaciyay Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga hirgelinta doorashada Puntland ayaa shaaciyay ciyay xilliga la qabanayo doorashada 10-kursi oo dhawaan ay sheegen . Inta kagu guda jiro bishaan ayaa sida ku xusan jadwalka guddiga lagu qabanaya… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabeelle: Waa Kuma Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiya Kuraasta Doorashadooda La Shaaciyay? Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay 11-kursi oo dhawaan doorashadoodu ay ka dhaceyso Hirshabeelle. Kuraastaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka waqtigoodu dhamaaday ee 10-aad.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabeelle Oo Shaacisay Kuraas Doorashadooda La Qaban Rabo Guddiga hirgelinta dooorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa shaaciyay 11 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka oo dhawaan doorashadooda la qabanayo. Kuraasta doorashadooda la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Magacyada Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiyo Kuraasta Golaha Shacabka Ee Doorashadooda La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyay 21-kursi oo dhawaan doorashadoodu ay ka dhaceyso galmudug. Kuraastaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka waqtigoodu dhamaaday ee 10-aad.…