U bood dhigaalka

Galmudug: Magacyada Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiyo Kuraasta Golaha Shacabka Ee Doorashadooda La Shaaciyay

Sheeko:Amniga

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyay 21-kursi oo dhawaan doorashadoodu ay ka dhaceyso galmudug.

Kuraastaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka waqtigoodu dhamaaday ee 10-aad.

Xildhibaanada galmudug ku matalayay afarti sano ee la soo dhaafay kuraastaan waxa ay kala yihiin :-

HOP#053: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan Faarax Cabdi Xasan.

HOP#064: waxaa galmudug ugu fadhisay xildhibaanad Sahra Cumar Maalin.

HOP#012: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Yuusuf Xayle Jimcaale.

HOP#049: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.

HOP#096: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Cabdicasiis Cilmi Cali.

HOP#248: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Maxamed Axmed Abtidoon.

HOP#:081: waxaa galmudug ugu fadhisay xildhibaanad Maryan Cariif Qaasim.

HOP#139: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Cabdixakiin Macalin Axmed.

HOP#025: waxaa galmudug ugu fadhisay xildhibaanad Naciima Maxamed Gacal.

HOP#055: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Sakariye Xasan Sheekh Cali.

HOP#147: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Mahad Maxamed Salaad.

HOP#007: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Cabdullaahi Faarax Wehliye.

HOP#137: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Sadiiq Cabdikariin Xaaji Ibraahim.

HOP#138: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Saciid Nuur Qayliye Gariish.

HOP#040: waxaa galmudug ugu fadhisay xildhibaanad Nadiifa Faarax Jaamac.

HOP#048: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Cabdullaahi Gaafow Maxamuud.

HOP#071: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Cabdisaabir Nuur Shuuriye.

HOP#089 waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar jecel).

HOP#051: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Xasan Macalim Maxamuud Sheekh Cali.

HOP#035: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Maxamed Cabdulle Faarax Geesey.

HOP#065: waxaa galmudug ugu fadhiyay xildhibaan  Cabdiweli Maxamed Qanyare.

Maalmaha soo socda ayaa lagu wada in doorashada kuraastaan ay qabsoonto.

Goobjoog News