Somaliland: Waan Isaga Baxnay Doorashadii Soomaaliya Sheeko:Amniga Odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay isaga baxeen dhamaan doorashooyinkii ka socday dalka kadib fara gelin ay sheegeen in uu ku sameeyay ra’iisul wasaaraha dalka. Boqor… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyay Habraca Doorashada 12 Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi ayaa shaaciyay habraca iyo jadwalka doorashada 12 kursi oo deegaan doorashadoodu ay tahay Somaliland. Kuraasta la shaaciyay jadwalkooda ayaa kala ah : HOP#260, HOP#25, HOP#215,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga SEIT Galmudug Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada 7 Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7 kursi oo dhawaan lagu dooranayo. SEIT galmudug ayaa soo bandhigay waqtiga la shaacinayo odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ergada soo dooraneysa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Doortay Guddoon Cusub Waxaa magaalada Muqdisho lagu doortay guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafadka arrimaha doorashooyinka dalka. Tartan ayaa waxaa isku soo sharaxay laba musharax oo kala ah Mustaf Macalin Cali iyo Maxamed Cawil Warsame.…