Koonfur Galbeed Oo Shaacisay Liiska 5 Kursi Oo Doorashadooda La Qabanayo Sheeko:Amniga Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska shan kursi oo doorashadooda la qabanayo. Doorashada kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah HOP#159, HOP#175, HOP#177, HOP#1885 iyo HOP#188. Kuraastaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Lix Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Kismaayo Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Jubbaland saaka ka bilaabmaya doorashada. Kuraasta maanta doorashadooda Kismaayo lagu qabanayo ayaa gaaraya illa iyo lix kursi kuwaas oo…