Rooble oo Raaligelin Siiyey UAE iyo Farmaajo Oo Hakiyey Lacagta Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa dowladda Imaaradka carabta raali gelin ka siiyay go’aankii ay dowladda Soomaaliya april 2018-kii lacag ay laheyd looga qabtay. Rooble ayaa sidoo kale… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Maxay Qorshaha Wax Ka-beddelka Shaqada AMISOM ee ay Ku Heshiiyeen Soomaaliya iyo Midowga Afrika? Tallaabo aan la ogeyn waxa ay uga duwantahay kuwii hore, Soomaaliya iyo midowga Afrika ayaa iminka ku heshiiyey sida ay mustaqbalka dhow noqoneyso shaqada iyo hawlagallada AMISOM, kuwaas oo waqtigooda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Bulshada Rayidka Iyo Haweenka Oo Biirtay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka ee magaalada muqdisho maalinti seddaxaad uga socda madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Ra’iisul wasaare Rooble ayaa waxaa maanta markale shirka ku biiray xubna ka socda bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Maalintiisi 3-aad Muqdisho Ka Socda Waxaa maalintiisi seddaxaad galay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka ee magaalada Muqdisho uga socda madaxda golaha wadatashiga qaranka. Shirkaan oo ay ka qeyb galayaan madaxweynayaasha dowlad goboleedyada dalka uuna shir guddoominayo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxey Kawada Hadleen Golaha Wadatashiga iyo Midawga Musharixiinta? Golaha midawga musharixiinta ayaa soo bandhigay waxyaabihii maanta kawada hadleen madaxda golaha wadatashiga qaranka. Midawga ayaa sheegay in ay u soo jeediyeen madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada dalka iyo ra’iisul wasaare Rooble…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askari Dilay Dhalinyaro Walaalo Ah Oo La Xukumay Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa ku dhawaaqday xukunka laba eedeysane oo ka tirsana ciidamada Xoogga, kuwaas oo lagu eedeyay in ay dil ka geysteen Isgoyska dabke ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo Ku Soo Biirtay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Shirka arrimaha doorashooyinka ee magaalada muqdisho maalinti labaad uga socda madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Ra’iisul wasaare Rooble ayaa waxaa maanta markale shirka ku biiray golaha midawg musharixiinta. Xubna ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka Oo Ku Soo Biirtay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Waxaa goordhaw shirka golaha wadatashiga qaranka oo ka socda magaalada Muqdisho maalintiisi labaad ku soo biiray wakiilada beesha caalamka. Shirka oo lagu gorfeynayo arrimaha doorashooyinka ayaa maanta waxaa goobjoog ah…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Warbixin: Halkee Ku Dambeysay Xiisaddii Boosaaso Ee Deni iyo reer Diyaano? Hey’adda xuquuqda aadanaha ee Puntland ayaa xog-uruurin ay soo saartay isniintii ku sheegtay in xad-gudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha ay ka dhaceen magaalada Boosaaso, isla markaana ay waxyeelo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Ra’iisul-wasaaraha Dalka Haiti Oo Ka Badbaaday Iskuday Dil Ra’iisul wasaaraha dalka Haiti Ariel Henry ayaa la sheegay in uu ka badbaaday isku day dil kaas oo la doonayay in lagu khaarajiyo xilli uu ku gudaha jiray dabaal dagga…