Akhriso: Sida Loogu Kala Guuleystay Kuraastii Garowe iyo Dhuusamareeb Lagu Doortay Sheeko:Baarlamaanka Magaalooyinka Garowe iyo Dhuusamareeb ee caasimadaha dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa manta lagu qabtay doorashada kuraas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuryadda federalka ah ee… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Seddax Kursi Oo Lagu Doortay Muqdisho, Dhamaan Waa Loo Tanaasulay! Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay doorashada seddax kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu ay tahay Somaliland. Kuraasta maanta la doortay ayaa kala ah HOP#244, HOP#37…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afar Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Garowe, Yaa U Tartamaya? Waxaa maanta magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland lagu qabanayaa doorashada afar kursi oo ka tirsan golaha shacabka. Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala ah kuraasta tirsigoodu uu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afar Kursi Oo Saaka Lagu Dooranayo Dhuusamareeb, Yaa U Tartamaya? Waxaa lagu wadaa in maanta oo khamiis ah magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug ay ka dhacdo doorashada afar kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Agaasime Dowladda U Shaqeeyo Oo Muqdisho Lagu Dilay Kooxo ku hubeysan Baastoolado ayaa caawa gudaha magaalada Muqdisho ku dilay agaasime la sheegay inuu ka tirsanaa xukuumadda federalka Soomaaliya, waxaana laga helayaa warar kala duwan dilka caawa dhacay magaalada.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Ciidamo Baladweyne La Geeyay Midowga Musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa goordhow bayaan kasoo saaray ciidamada dowladda ee saakay la geeyey magaalada Baladweyne ee caasimadda gobolka Hiiraan, waxaana bayaanka qeyb ka ahaa eedeyn loo jeediyey Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xal Laga Gaaray Khilaafkii Rooble iyo Somaliland Waxaa xal laga gaaray khilaaf dhanka doorashooyinka ah oo muddooyinkii la soo dhaafsy u dhaxeeyay ra’iisul wasaaraha dalka iyo xubna ka tirsan mas’uuliyiinta aqalka sare. Kulan ay maanta isugu yimaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daacshi oo Xirtay Suuqa Bakaaraha Halka Ay Dowladda Ciidamo u Rartay Baladweyn Waxaa saaka ay Daacish xiratay qeybta dhismaha ee suuqa weyn ee Bakaaraha iyada oo laga doonayo lacag. Inta badan bakhaarada dhismaha ee dhaca jidka Aden Cadde ama jid Mareexaanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shidaal La’aan Ka Jirta Jigjiga, Akhriso Sababta Wararka naga soo gaarayo magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in magaalada ay ka jirto shidaal yari. Dadka deegaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay wajahay xaalad shidaal yari…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Yuusuf Maxamed Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Yuusuf Maxamed Ismaaciil ayaa ku guuleystay kursiga sumaddiisu tahay HOP#118, kaas oo deegaan doorashadiisu tahay Jubbaland Kursigaan oo ah kii ugu dambeyey ee seddaxda kursi maanta lagu dooranayey magaalada Kismaayo…