Jubbaland: Cabdiqaadir Cabdullahi Xirsi Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Sheeko:Amniga Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#127, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Cabdiqaadir Cabdullahi Xirsi iyo Dr. Axmed Aadan Axmed.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirka Gadiidka Koonfur Galbeed Oo Kismaayo Loogu Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#126, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) & Cabdiraxmaan Macalin Xuseen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Laba Kacleynta TPLF iyo Qabsashada Deegaanno Cusub! Ururka TPLF ayaa lagu soo waramayaa in ay dagaallo ku soo qaadeen deegaanno ka tirsan gobalka Canfarta ee dalka Itoobiya. Afhayeenka gobalka canfarta ee Itoobiya Axmed Kaloyta ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Seddax Kursi Oo Saaka Lagu Dooranayo Kismaayo, Yaa U Tartamaya? Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Jubbaland saaka lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada seddax kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka. Kuraasta saaka la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hirshabeelle Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Lix Kursi Guddiga SEIT Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca lix kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Jowhar. War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Afar Kursi Guddiga SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada afar kursi oo kala ah HOP#248, HOP#64, HOP#89 iyo HOP#96. Warqad ka soo baxday guddiga doorashada SET ee Galmudug ayaa lagu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka: 12 Xildhibaan oo Cusub oo Maanta La Doortay Waxaa manta Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo kusoo idlaatay doorashada 12 kursi, kuwaas oo deegaan doorashadoodu kala tahay gobolada Woqooyi iyo iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyaga kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Beyle oo Hal Biylan oo Doolar oo Xisaab Celin Ku Maqantahay oo Matalaaddii Lagala Noqday! Dadka deegaan doorasho ee HOP#201 ayaa kalsoonidii iyo matalaaddii kala laabtay wasiirkii maaliyadda ee xukuumadda federaalka ah Xildhibaan Cabdiraxmaan Beyle oo kursiga ku fadhiyey muddadii lasoo dhaafay. Doorasho saaka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Socdaalka Guudlaawe Ee Baladweyne Oo Dib U Dhacay, Akhriso Xaaladda Magaalada Magaalada Baladweyne ee caasimadda gobolka Hiiraan ayaa waxaa saakay ka jira xaalad kacsanaan ah oo ka dhalatay safar lagu waday inuu manta magaalada ku tago madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada 12 Kursi Oo Saaka Ka Socota Muqdisho Waxaa magaalada Muqdisho maanta oo Talaada ah ka bilaawday doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka kuwaas oo deegaan doorashadoodu ay tahay Somaliland. Kuraasta maanta la dooranaya ayaa gaaraya 12 kursi…