U bood dhigaalka

Galmudug Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Afar Kursi

Guddiga SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada afar kursi oo kala ah HOP#248, HOP#64, HOP#89 iyo HOP#96.