Jubbaland: Cabaas Cali Ibraahim Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#111, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Cabaas Cali Ibraahim iyo Aadan Mursal Cadow. Cabaas Cali… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Biden:- Gacmaha Kama Laaban doono Hadii Ruushku Ku Duulo Ukrain Aqalka Cad ayaa shaaca ka qaaday, in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu la kulmay golaha amniga qaranka, oo ay ku jiraan La-taliyaha Amniga Qaranka Jake Sullivan iyo La-taliyaha Steve Richetti,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Asad Cabdirisaaq Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#120, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Asad Cabdirisaaq Maxamed iyo Siciid Cabdiqaadir Shugri. Asad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Maxamed Nuur Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#107, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Maxamed Sheikh Nuur Cismaan iyo Xasan Cismaan Aadan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Cumar Ibraahim Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#114, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Cumar Ibraahim Xaashi iyo Cabdi Aadan Cabdullahi. Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur Galbeed Oo Shaacisay Liiska 5 Kursi Oo Doorashadooda La Qabanayo Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska shan kursi oo doorashadooda la qabanayo. Doorashada kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah HOP#159, HOP#175, HOP#177, HOP#1885 iyo HOP#188. Kuraastaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lix Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Kismaayo Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Jubbaland saaka ka bilaabmaya doorashada. Kuraasta maanta doorashadooda Kismaayo lagu qabanayo ayaa gaaraya illa iyo lix kursi kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyihii Hore Ee Gobalka Hiiraan Oo Muqdisho Lagu Dilay Kooxo hubeysan ayaa caawa fiidkii gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku dilay guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Ibraahim Mocow, dilka ayaa si gaar ah uga dhacay degmada Wadajir.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Natiijada Doorashada Shan Kursi Oo Maanta Lagu Doortay Puntland Waxaa goordhow magaalada Garowe lagu soo gabagabeeyey doorashada 5 kursi oo saakay ka bilaabatay magalaada, waxaana kusoo baxay 5 xildhibaan oo kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka Soomaaliya. Kursiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Somaliland Waxa Aan Ula Dhaqanaa In Ay Kamid Tahay Soomaaliya! Dowladda Kenya ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aaddan aqoonsiga Somaliland, xilli ay sheegtay in ay Somaliland ay u aqoonsan tahay in ay tahay dal ka tirsan Soomaaliya. Kenya ayaa sheegtay…