Banaanbax Lagu Taageerayo Doodda Aqoonsiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Hargeysa Sheeko:Arrimaha Amniga Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland waxaa hadda ka socda isu soo bax ballaaran oo lagu taageerayo doodda baarlamaanka Ingiriiska ee aqoonsiga Somaliland. Kumanaan dadweyne ah oo ay ku jiraan caruur… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dil Ka Dhacay Muqdisho Askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada Booliiska dowladda federalka ayaa qof shacabka saakay ku dilay gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho, dilka ayaa sigaar ah uga dhacay isgoyska Baar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorashada Somaliland Oo Shaaciyay Habraaca Doorashada Saddex Kuraas Guddiga doorashooyinka gobolada Woqooyi ee Somaliland ee SEIT ayaa shaaciyey in dhowaan ay qabanayaan doorashada 3 kursi oo kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee Federalka Soomaaliya. Doorashada kuraastaan oo ka dhacaysa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: 5 Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Garowe Magaalada Garowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto doorashada 5 kursi oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 11 ee golaka shacabka Soomaaliya. Guddiga doorashooyinka heer…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland: Waan Isaga Baxnay Doorashadii Soomaaliya Odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay isaga baxeen dhamaan doorashooyinkii ka socday dalka kadib fara gelin ay sheegeen in uu ku sameeyay ra’iisul wasaaraha dalka. Boqor…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyay Habraca Doorashada 12 Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi ayaa shaaciyay habraca iyo jadwalka doorashada 12 kursi oo deegaan doorashadoodu ay tahay Somaliland. Kuraasta la shaaciyay jadwalkooda ayaa kala ah : HOP#260, HOP#25, HOP#215,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga SEIT Galmudug Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada 7 Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7 kursi oo dhawaan lagu dooranayo. SEIT galmudug ayaa soo bandhigay waqtiga la shaacinayo odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ergada soo dooraneysa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Doortay Guddoon Cusub Waxaa magaalada Muqdisho lagu doortay guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafadka arrimaha doorashooyinka dalka. Tartan ayaa waxaa isku soo sharaxay laba musharax oo kala ah Mustaf Macalin Cali iyo Maxamed Cawil Warsame.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Natiijada Doorashada Maanta Ka Dhacday Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ayaa waxaa maanta ka dhacday doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka. Kuraasta la doraty ayaa kala ah kuraasta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Shaacisay Liiska Odayaasha Dhaqan iyo Bulshada Rayidka Ee Soo Xulaya Ergada Lix Kursi Guddiga doorashooyinka heer federal ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta shaaciyey odayaasha dhaqanka ee soo xulaya ergada doonaysa lix kursi oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 11 ee golaha shacabka dowladda…