Xiisadda Ukrain:-Ballanqaadka Maraykanka-Nato ee taageerada Kiev Oo keentay in Ruushka Ujihaysto Shiinaha. Sheeko:Arrimaha Amniga Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken oo khadka taleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Ruushka, Sergey Lavrov, ayaa ku celiyay mowqifka adag ee Washington ee ku aaddan madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shan Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Baydhabo Magaaalada baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa lagu wada in ay ka dhacdo doorashada shan kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Goordhow Muqdisho Ka Dhacay Qaraxa caawa ka dhacay gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa sigaar ah waxaa uu uga dhacay agagaarka Dabakaayo Madow degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa mid loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Khasaaro Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax maanta galinkii dambe ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, gaar ahaan agagaarka Xero Nacnac. Qarax oo la sheegay inuu fuliyey qof sitay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuse Biixi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Addis Ababa! Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi hoggaaminayo, ayaa gaadhay magaalada Addis Ababa, waxana madaarka caalamiga ah ee Bole international mas’uuliyiin uu kamid yahay wasiirka maaliyadda dawladda Ethiopa, Axmed Shide.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabeelle Oo Amar Dul Dhigtay Shirkadaha Duulimaadyada Ku Taga Jowhar Maamulka garoonka diyaaradaha magalaada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa digniin dul dhigay shirkadaha duulimaadyada ee tagaya magaaladaas, kuwaas oo loogu baaqay in aysan wax hub ah ay kasoo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka UK Oo Ka Doodaya Mooshinka Aqoonsiga Somaliland Baarlamaanka UK ayaa saaka oo talaada ah ka doodaya aqoonsiga madaxbanaanida gobalada waqooyi ee Soomaaliya ( Somaliland ), ay sheegtay in ay ka qaadatay Soomaaliya inteeda kale. Dooddan oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Xalinta Oo Magacabay Xubnaha Qaban Qaabada Doorashada Guddoomiyaha GXKHD Guddiga xalinta khilaafadka arrimaha doorashooyinka ayaa shaaciyay liiska guddiga qabanayo doorashada guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka. Guddoomiye ku-xigeenka guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha doorashada Maxamed Ibrahim Barre ayaa magacaabay 5 xubnood oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheikh: Anigu Waxaan Aamin-sanahay Doorashada Waalagu Qaban Karaa Waqtigeeda Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa bulshada soomaaliyeed uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeyay ee dalka dhinaca dhaqaalaha iyo siyaasadda dalka, isagoo sheegay in afartii sano ee uu dambeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ingiriiska oo Soomaaliya ugu Deeqay $10 milyan wax looga qabto Abaaraha Dowladda Ingiriiska ayaa sheegeysa iney bixisay ilaa $ 10.7 milyan oo wax loogu qabanayo ilaa 500,0000 oo Soomaaliya. Xildhibaan Vecky Ford oo ah wasiirka ayaa sheegay in dalkiisa uu bixinayo…