U bood dhigaalka

Muuse Biixi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Addis Ababa!

Jannaayo 18, 2022
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi hoggaaminayo, ayaa gaadhay magaalada Addis Ababa, waxana madaarka caalamiga ah ee Bole international mas’uuliyiin uu kamid yahay wasiirka maaliyadda dawladda Ethiopa, Axmed Shide.