U bood dhigaalka

Koonfur Galbeed: Liiska Doroashada Afar Kursi Oo La Shaaciyay

Febraayo 27, 2022
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska afar kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo doorashadooda la qabanayo todobaadkaan.