U bood dhigaalka

Galmudug: Odayaasha Dhaqanka Saddex Kursi Oo La Shaaciyay

Maarso 14, 2022

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka saddex kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Galkacayo.

Kuraastaan ayaa kala ah HOP#018, HOP#20 iyo HOP#021,  kuwaas talaadada lagu dooranayo magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

HOP#018: Waxaa ku fadhiyay xildhibaan Qaasim Maxamed Jaamac

HOP#20: Waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cali Maxamed Shariif

HOP#021: Waxaa ku fadhiyay xildhibaan Maryan Maxamed Geeddi