U bood dhigaalka

Jubbaland: Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Oo La Shaaciyay

Maarso 20, 2022
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka kuraastii ugu dambaysay ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo.