U bood dhigaalka

Hirshabeelle: Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Oo La Shaaciyay

Maarso 21, 2022
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka laba kursi oo dhawaan lagu dooran doono magaalada Baladweyne.