U bood dhigaalka

Hirshabeelle: Odayasha Dhaqanka HOP#058 Oo La Shaaciyay

Maarso 26, 2022
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaysa ergada kursiga HOP#058 .