U bood dhigaalka

Guddiga Doorashooyinka FEIT oo Ku Dhawaaqay Liiska Xildhibaannada Aqalka Sare

Maarso 31, 2022

Guddiga doorashooyinka heer federal ee FEIT ayaa goordhow ku dhawaaqay liiska doorashada xildhibaannada aqalka ee  Baarlamaanka Jahmhuuriyadda federal Soomaaliya, kuwaas oo ka kooban 54 Senators, kuwaas oo kala matalaya dowlad goboleedyada qeybta ka ah dowladda federalka iyo gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Halkaan Ka Aqriso

Goobjoog News