U bood dhigaalka

Guddiga FEIT oo Maan Shahaado Siiyey Xildhibaanno Labada Aqal ah

Abriil 6, 2022

Guddiga doorashooyinka dadban heer federal ee FEIT ayaa maalintii shanaad waxaa uu wadaa bixinta aqaansiga iyo shahaadada xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya labadiisa aqal, iyadoo ku dhowaad 20 xildhibaan oo labada aqal ah ay maanta qaateen shahaadooyinkooda xildhibaannimo.

1. Samira Maxamud Haji AS#51
2. Saynab Ismail Mohamed AS#45
3. Mohamed Abdi Osman AS#49
4. Daud Abdikarim Sh Omar GSH#014
5. Farhan Ali Hussein AS#47
6. Abdulrahman Ahmed Osman GSH#010
7. Mohamed Farah Nur GSH#192
8. Abdikafar Elmi Hange GSH#144
9. Mohamood Ahmed Adan GSH#157
10. Mohamed Abdullahi Burale GSH#059
11. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#019
12. Abdirahman Idan Yonis GSH#259
13. Ali Yusuf Ali Hosh GSH#200
14. Ismail Abdulrahman Basheir GSH#238
Goobjoog News