U bood dhigaalka

Jubbland oo Shaacisay Jadwalka Kuraas Kamid ah Deegaan Doorashada Labaad

Abriil 15, 2022

Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka  kuraas ka tirsan golaha shacabka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay gobolka Gedo, waxaana guddigu soo bandhigay habraaca 8 kursi oo kamid 16-ka taalla gobolkaas, kuwaas oo guddiga FEIT uu go’aamiyay in lagu dooranayo magaalada Ceelwaaq ee gobolka.

No photo description available.