U bood dhigaalka

Midowga Musharraxiinta oo Hambalyo u Diray Guddoonka Aqalka Sare

Abriil 26, 2022

Golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray guddoonka golaha aqalka sare ee maanta lagu dooortay, waxaana qoraal kasoo baxay golaha lagu sheegay in gudddoomiye Cabdi Xaashi udub dhexaad u ahaa madasha Badbaado Qaran, oo dalka Samata bixisay muddo kororsigii sharci darrada ahaa.

Halkaan Ka Akhriso