U bood dhigaalka

Aqalka Sare oo Doortay Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Maajo 4, 2022

Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa soo saaray xubnaha uga mid noqonaya guddiga doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, waxaana golaha uu soo gudbiyey 6 Senator, waxaana la sugayaa xubnaha golaha shacabka ka imaanaya oo lagu wado in saacadaha soo aadan ays oo baxaan.

No description available.