Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe ayaa soo dhamaystiray guddiga xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha oo maanta qaar kamid horay loo soo saaray, waxaana guddoomiyuhu soo magacaabay 2 xubnood kadhimaanaa 10 xubnood golaha ku matalaya guddiga.
