U bood dhigaalka

Hadaljeedinta Musharixiinta Madaxweynaha Oo Saaka Bilaabmeysa

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa maanta oo Arbaco ah magaalada Muqdisho ka bilaabanaysa hadaljeedinta musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya.

39 musharax oo isdiiwaangelisay ayaa 20 kamid ah khudbadahooda la dhageysan doonna maanta, xilli beri oo arbaco ah lagu wado in la dhageysto khudbadaha 19 musharax.

1:Musharrax Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud

2: Musharrax Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed

3: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

4: Musharrax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle.

5:Musharrax Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

6: Musharrax Madaxweyne Cabdullaahi aahi Cali Xasan

7: Musharrax Madaxweyne Cabdinuur Shiikh Maxamed

8: Musharrax Madaxweyne Cabduqaadir Cosoble Cali

9: Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuled

10: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Macalin Axmed Ablaal

11: Musharrax Madaxwayne Saciid Ciise Maxamuud

12: Musharrax Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi

13:Musharrax Madaxwayne Axmed Ducaale Geelle Xaaf

14: Musharrax Madaxwayne Mahad Axmed Diiriye

15: Musharrax Madaxwayne Muqtaar Maxamed Sayid

16: Musharrax Madaxwayne Nucmaan Sheekh Cumar

17: Musharrax Madaxwayne Fowsiya Xaaji Yuusuf

18: Musharrax Madaxwayne Ridwaan Xersi Maxamed

19: Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre.

20: Musharrax Madaxwayne Mxamuud Daahir Aweys

21: Musharrax Madaxwayne Cumar Cabdiqaadir Axmed

22: Musharrax Madaxwayne Jamaal Axmed Ibraahim

23: Musharrax Madaxwayne Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahwayn)

24: Musharrax Madaxwayne Cabdi Aadan Hoosow

25: Musharrax Madaxwayne Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi)

26: Musharrax Madaxwayne Cabdi Maxamed kuusow

27: Musharrax Madaxwayne Cabdullaahi Cali Axmed

28: Musharrax Madaxwayne Xuseen Cabdi Nuurow

29: Musharrax Madaxwayne Jabriil Ibraahim Cabdulle

30: Musharrax Madaxweyne Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

31: Musharrax Madaxwayne Abuukar Adan Cabdulle

32:Musharrax Madaxwayne Cabdinaasir Cabdulle Maxamed

33: Musharrax Madaxwayne Maxamed Cabdiraxmaan Cali

34: Musharrax Madaxwayne Taabit Cabdi Maxamed.

35: Musharrax Madaxwayne Cabdi Cali Xasan

36: Musharrax Madaxwayne Cismaan Xasan Weheliye (Xasan Bariise)

37: Murashax Madaxweyne Sakariye Xaaji Maxamuud Cabdi.

38: Musharax madaxweyne Saciid Cabdulaahi Dani

39: Musharax Maxamed Amiin Faarax .