Guddoomiye Shiikh Aadan Madoobe oo Magacaabay Lataliye Cusub
Sheeko:Baarlamaanka
![](https://goobjoog.com/content/uploads/2022/08/Aadan-madoobe.webp)
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la taliyaha xafiiska guddoomiyaha golaha ee Arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka u magacaabay Xasan Abshir Maxamed, kadib wareegto uu soo saaray guddoomiye Madoobe oo lagu magacaabay lataliyaha.