Guddiga doorashada kuraasta ka dhiman baarlamaanka oo la kulmay Guddiga xulista Ergada ee kursiga HOP#147
Sheeko:Dalka

Guddiga doorashada kuraasta ka dhiman baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay odayaasha xulista ergada kursiga HOP#147.
Doorashada kursigaan ayaa lagu wadaa in 1-da bisha february ay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb, waxaana kursigaan u taagan musharixiin dooneysa in ay ku guulaysato.
Kursigaan ayaa waxaa baarlamaanka 11-aad loo soo doortay Mahad mAXAME





Goobjoog News