U bood dhigaalka

Hawlgal ka Dhan ah Al-Shabaab oo Laamaha Amnigu ka Fuliyeen Gobolka Mudug

Dawladda ayaa hawlgalkaan ku burburisay saanad ka kooban hub, cunto, daawo iyo agabka qaraxyada la ga sameeyo oo ay Al-Shabaab ku qarinayeen deegaannada hawlgalka la ga fuliyey.