U bood dhigaalka

Hanti-dhowraha Qaranka oo Ku Baaqay in Dib Loogu Soo Celiyo Gaadiidka Dowladda

Sheeko:Dalka

Xafiiska Hanti-dhowrka qarana ayaa ugu baaqay shaqsiyaadka ay gacanta ugu jiraan gaadiidka ay leedahay dowladda in ay dib ugu soo celiyaan sida ugu dhaqsiyaha badan, waxaana lagu sheegay bayaan ka soo baxay xafiiska Hanti-showrka qaranka.

“Xafiiska Hantidhowrka guud oo ka duulaya ilaalinta iyo maamul wanaagga Hantida dowladda waxa uu ku wargelinayaa dhammaan mas’uuliyiinta halkan hoose ku xusan in ay si dhaqsi ah u celiyaan gaadiidka dowladda ee kujira gacantooda” 👇.