U bood dhigaalka

Madaxweynaha Ruushka oo Booqasho Ku Tagay Kuuriyada Waqooyi iyo Heshiiska  Putin iyo Kim

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqashadiisii ​​ugu horreysay ku tagay Kuuriyada Waqooyi muddo 24 sano ah, isagoo wacad ku maray inuu sii xoojin doono xiriirka ganacsi iyo amni ee uu la leeyahay dowladda aan hubaysneyn ee hubka Nukliyeerka ah, isla markaana uu ka taageeri doono ka dhanka ah Mareykanka.

Labada hogaamiye ee Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi ayaa kulankooda siweyn looga hadlay xiriirka labada dal iyo xoojinta waxybaaha ay wadaagaan, waxaana uu Putin uu cadeeyay inuu maraan rabo inuu garab istaago Waqooyiga oo ka hortimid danaha Mareykanka ee gacanka Kuuriya, Mareykan ayaa Koonfurta siweyn u taageera.

Puntin oo u muuday sida uu ula dhacsanaa kulankiisa Kim ayaa yiri “Nidaamka xaddidan ee aan dhammaadka lahayn ee ay dhiirigeliyeen Maraykanka iyo xulafadiisa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay” ee ku wajahan Kuuriyada Waqooyi in ” dib loo eego” Ruushka ayaa wada markaan saameyntiisa gacanka Kuuriya.

Dunida ayaa siweyn isku weydiinaysa Illaa hadda waxa heshiiskani yahay iyo waxa uu ka kooban yahay oo aan la xadeynin. Balse warbaahinta ayaa wada baadigoobka xogaha dheeraadka ah eek u aadan heshiiska labadaan hoggaamiye ee lagu tilmaamo kuwa siweyn hadda dunida uga gadaya fashilka siyaasadda Mareykanka ee caalamka.

Madaxweynaha Ruushka ayaa booqanaya gacanka Kuuriya tan iyo 2000 markaas oo aheyd xilligii ugu dambeysay, madaxweyne Putin ayaa hadda wada qorshe dunida uu kaga gadayo siyaasadda guran ee Mareykanka, eek u aadan gacankaan lagu murmay.