Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku dhawaaqay in 160 xildhibaan ay ansixiyeen xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka.
Kulanka baarlamaanka oo ka dhacay Villa Hargeysa ayaa lagu meel mariyay guddiga cusub oo loo xil saaray qabashada iyo maamulka doorashooyinka heer qaran.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in hindisahan uu yahay mid muhiim ah si dalka uu ugu gudbo nidaamka doorashooyin toos ah.
Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha waxa ay kala yihiin:
1) Cabdikariim Axmed Xassan
2) Saadiq Abshir Garaad
3) Avv. Maxamed Cabdiraxmaan Aadan
4) Yusuf Cabdiqaadir Maxamed-Baafo
5) Cumar Abuukar Cumar
6) Farxiyo Maxamed Yusuf
7) Dr. Cumar Jamac Maxamed
8 )Faarax Cabdi Xasan
9) Sahro Diiriye Muuse
10) Cabdullahi Salaad Yaroow
11) Maxamed Amiin Xasan Cabdullahi
12) Cabdi Cadow Maxamed
13) Cabdishakuur Abiib Haayir
14) Khaalid Ibrahim Ismaaciil
15) Aamina Sh. Cusmaan Maxamed
16) Naasir Maxamed Shire
17) Cabdiraxiim Cabdillahi Shaafici
18) Maxamed Cumar Ismaciil