U bood dhigaalka

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐˜๐š๐ก๐ฎ๐ฎ๐๐๐š ๐†๐ข๐๐ž๐จ๐ง ๐’๐š’๐š๐ซ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ค๐š ๐๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‡๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š

Warbaahinta Yahuuda ayaa xaqiijisay in Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda Israail uu tegay magaalada Hargeysa, isagoo kulamo la leh Madaxda Somaliland.

Amniga Magaalada Hargeysa ayaa aad loo adkeeyay waxaan la xiray wadooyinka, iyadoo la qariyay faahfaahinta wafdiga.

Xilliga wafdiga Yahuudda tegay Hargeysa waxaa halkaas ka degtay Diyaaradda Ethiopian Airlines.

Wixii kusoo kordha kala soco Goobjoognews