U bood dhigaalka
Oktoobar 17, 2015

Hooyada dhashay wiil ay ciidamada AMISOM ku dileen 27-kii September magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in weli aanay jirin wax xiriir ah oo lala soo sameeyay, hadii ay AMISOM ahaan lahayd ama dowladda Federaalka Soomaaliya.