Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog Fm ayaa ka hadlay heshiiskii 3-dii bishan magaalada Garoowe ku gaareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.
Waxa uu xildhibaanka ka hadli doonaa sharci ahaanshiyaha heshiiskan, qaabka xulista xildhibaannada baarlamanaka soo socda iyo arrimo kale.