U bood dhigaalka

Daawo: Aas Qaran Oo Garowe Loogu Sameeyay Madaxwaynihii Hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi

Sheeko:Baarlamaanka
Aas Qaran ayaa Garoowe loogu sameeyay Madaxwayinihii hore ee Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi,waxaan aaska ka qaybgalay Madaxda Jubbaland, Puntland ,Galmudug iyo sidoo kale Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Aaska Madaxweynihii Hore Puntland

Goobjoog News