U bood dhigaalka

Abshiroow iyo Cawad oo Isugu Soo Haray Wareega Labaad Ee Doorashada Ku-xigeenka Labaad

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa goordhow soo idlaatay doorashada wareega koowaad ee guddoomiye ku-xigeenka labaad waxaana ku tartamay musharraxiin dhowr ah, kuwaas oo gaaraya 7 mushasharrax oo kala ah:

1- Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow musharrax guddoomiye ku-xigeenka 2-aad

2- Xildhibaan Axmed Aadan Axmed musharrax guddoomiye ku-xigeenka 2-aad.

3- Xildhibaan Asad Cabdirisaaq Maxamed musharrax guddoomiye ku-xigeenka 2-aad

4-Xildhibaan  Ayuub Ismaaciil Yuusuf musharrax guddoomiye ku-xigeenka 2-aad.

5- Xildhibaan Mahad Cabadalla Cawad musharrax guddoomiye ku-xigeenka 2-aad

6- Xildhibaan Maxamed Xuseen Abuukar Gaaraxo musharrax guddoomiye ku-xigeenka 2-aad

7- Xildhibaan  Saciid Maxamed Cali musharrax guddoomiye ku-xigeenka 2-aad

Wareega xiga ayaa waxaa u gudbay musharraxiintii ugu codadka badanaa, walo ay jiraan musharraxiin ka tanaasulay wareega labaad, waxaana codadkooda ay ku kala biiriyeen Xildhibaan Mahad Cabadalla Cawad musharrax  iyo musharrax kale Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow  oo u gudbay wareega labaad.

Goobjoog News