U bood dhigaalka

Akhriso: Jadwalka Hadaljeedinta Musharixiinta Madaxweynaha

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa shaaciyay liiska kala horaynta hadaljeedinta musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Khudbadaha musharixiinta madaxweynaha ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka bilaabato xarunta afisyooni ee xalane.

Hadaljeedinta musharixiinta oo soconaysa laba maalin ayaa loo qorsheeyay in ay 20 musharax oo kamid ah 39 musharax oo isdiiwaangeliyay, halka maalinta labaad ay khudbadahooda jeedinayaan 19 musharax.