U bood dhigaalka

Akhriso: Liiska Magacayada Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ayaa maantaa soo gabagabeeyay diiwaangelinta musharraxiinta u tartamaya madaxweynaha 10-aad, guddiga ayaa xusay in sedexdii maalin oo ay socotay la diiwaangeliyay 39 musharrax, waxaana lagu wadaa in maalin barri ay bilaabato hadaljeedinta musharraxiinta.

1:Musharrax Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud

2: Musharrax Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed

3: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

4: Musharrax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle.

5:Musharrax Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

6: Musharrax Madaxweyne Cabdullaahi aahi Cali Xasan

7: Musharrax Madaxweyne Cabdinuur Shiikh Maxamed

8: Musharrax Madaxweyne Cabduqaadir Cosoble Cali

9: Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuled

10: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Macalin Axmed Ablaal

11: Musharrax Madaxwayne Saciid Ciise Maxamuud

12: Musharrax Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi

13:Musharrax Madaxwayne Axmed Ducaale Geelle Xaaf

14: Musharrax Madaxwayne Mahad Axmed Diiriye

15: Musharrax Madaxwayne Muqtaar Maxamed Sayid

16: Musharrax Madaxwayne Nucmaan Sheekh Cumar

17: Musharrax Madaxwayne Fowsiya Xaaji Yuusuf

18: Musharrax Madaxwayne Ridwaan Xersi Maxamed

19: Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre.

20: Musharrax Madaxwayne Mxamuud Daahir Aweys

21: Musharrax Madaxwayne Cumar Cabdiqaadir Axmed

22: Musharrax Madaxwayne Jamaal Axmed Ibraahim

23: Musharrax Madaxwayne Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahwayn)

24: Musharrax Madaxwayne Cabdi Aadan Hoosow

25: Musharrax Madaxwayne Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi)

26: Musharrax Madaxwayne Cabdi Maxamed kuusow

27: Musharrax Madaxwayne Cabdullaahi Cali Axmed

28: Musharrax Madaxwayne Xuseen Cabdi Nuurow

29: Musharrax Madaxwayne Jabriil Ibraahim Cabdulle

30: Musharrax Madaxweyne Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

31: Musharrax Madaxwayne Abuukar Adan Cabdulle

32:Musharrax Madaxwayne Cabdinaasir Cabdulle Maxamed

33: Musharrax Madaxwayne Maxamed Cabdiraxmaan Cali

34: Musharrax Madaxwayne Taabit Cabdi Maxamed.

35: Musharrax Madaxwayne Cabdi Cali Xasan

36: Musharrax Madaxwayne Cismaan Xasan Weheliye (Xasan Bariise)

37: Murashax Madaxweyne Sakariye Xaaji Maxamuud Cabdi.

38: Musharax madaxweyne Saciid Cabdulaahi Dani

39: Musharax Maxamed Amiin Faarax .

Goobjoog News