U bood dhigaalka

Akhriso: Liiska Xildhibaannada Maanta Shahaadada Qaatay

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga doorashooyinka dadban heer federal ee FEIT ayaa maalintii afaraad waxaa uu wadaa bixinta aqaansiga iyo shahaadada xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya labadiisa aqal, iyadoo ku dhowaad 40 xildhibaan ay maanta qaateen, guddiga ayaa ugu baaqay xildhibaannada ka maqan dalka.

1. Abdirashid Mohamed Hidig GSH#072
2. Said Mohamed Ali GSH#093
3. Iftiin Hassan Iman (Baasto) AS#04
4. Sadak Omar Mohamed (Saadaq-Joon) GSH#248
5. Osman Ali Yusuf GSH#198
6. Abdullahi Sheikh Ismail AS#02
7. Muse Sudi Yalahow AS17
8. Abdihakim Moalim Ahmed AS#13
9. Qali Ali Shire GSH#060
10. Sadiq Abdullahi Abdi GSH#092
11. Maryan Farah Kahiye AS#08
12. Ahmed Mohamed Said AS#41
13. Mahdi Mohamed Gulaid
14. Mohamed Adam Dini GSH#036
15. Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50
16. Said Ali Muse GSH#027
17. Ismail Shire Jama GSH#142
18. Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075
19. Abdikani Gelle Mohamed AS#44
20. Abdullahi Farah Mire GSH#228
21. Abdullahi Mohamed Jama GSH#191
22. Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53
23. Farhiya Yusuf Omar GSH#121
24. Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128
25. Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220
26. Khadra Ahmed Mohamed GSH#174
27. Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158
28. Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221
29. Ali Mahdi Mohamed GSH#169
30. Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222
31. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190.
Goobjoog News