U bood dhigaalka

Akhriso: Magacayada Muasharraxiinta La Diiwaan Galiyey

Sheeko:Baarlamaanka

guddiga doorashada madaxweynaha ayaa maanta shhalay diiwaan galiyay 32 musharrax kuwaas oo u tartamaya xilka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, waxaana doorashada lagu wadaa in 15-ka bisha ay ka dhacado magaalada Muqdisho, gaara ahaan Teendhada Afisyooyi ee aaga la ilaaliyo ee Xalane.

1:Musharrax Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud

2: Musharrax Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed

3: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

4: Musharrax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle.

5:Musharrax Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

6: Musharrax Madaxweyne Cabdullaahi aahi Cali Xasan

7: Musharrax Madaxweyne Cabdinuur Shiikh Maxamed

8: Musharrax Madaxweyne Cabduqaadir Cosoble Cali

9: Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuled

10: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Macalin Axmed Ablaal

11: Musharrax Madaxwayne Saciid Ciise Maxamuud

12: Musharrax Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi

13:Musharrax Madaxwayne Axmed Ducaale Geelle Xaaf

14: Musharrax Madaxwayne Mahad Axmed Diiriye

15: Musharrax Madaxwayne Muqtaar Maxamed Sayid

16: Musharrax Madaxwayne Nucmaan Sheekh Cumar

17: Musharrax Madaxwayne Fowsiya Xaaji Yuusuf

18: Musharrax Madaxwayne Ridwaan Xersi Maxamed

19: Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre.

20: Musharrax Madaxwayne Mxamuud Daahir Aweys

21: Musharrax Madaxwayne Cumar Cabdiqaadir Axmed

22: Musharrax Madaxwayne Jamaal Axmed Ibraahim

23: Musharrax Madaxwayne Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahwayn)

24: Musharrax Madaxwayne Cabdi Aadan Hoosow

25: Musharrax Madaxwayne Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi)

26: Musharrax Madaxwayne Cabdi Maxamed kuusow

27: Musharrax Madaxwayne Cabdullaahi Cali Axmed

28: Musharrax Madaxwayne Xuseen Cabdi Nuurow

29: Musharrax Madaxwayne Jabriil Ibraahim Cabdulle

30: Musharrax Madaxweyne Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

31: Musharrax Madaxwayne Abuukar Adan Cabdulle

32:Musharrax Madaxwayne Cabdinaasir Cabdulle Maxamed