U bood dhigaalka

Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Ka Horyimid Meel Marinta Matalaadda Banaadir

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaannadaan golaha shacabka ee hoos ku qoran, waxay maanta uga digeen guddoonka goloha shacabka  ee BF in la baalmaro dastuurka, oo ah heshiis bulsho iyo xeerarka kale ee dalka, oo cod loo qaado qaraar ama xeer ka soo horjeeda dastuurka.

Xildhibaanadan waxaa ay ku doodeen in habraaca xeerarka doorashooyinka ee la xiriira matalaadda gobolka Banaadir uusan sax aheyn, uuna baalmarsan yahay qodobada dastuurka ee 79-aad, 82-aad iyo 83-aad  ee dastuurka. Haddii la rabo in kuraasta aqalka sare la kordhiyo ay tahay in wax laga bedelo qodobka 72-aad ee dastuurka.

Akhriso: Liiska Xildhibaannada ka horyimid meel marinta sharciga matalaadda gobolka Banaadir:

 

Goobjoog News