U bood dhigaalka

Akhriso: Magacyada Xildhibaanno Guddoomiye Mursal u Gudbiyey Mooshin Deg-deg Ah

Maarso 30, 2019

Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ayaa maanta guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ka codsaday Mooshin deg-deg ah oo ahaa in ajendaha kulanka golaha lagu daro xaaladda ammaanka dalka.

Xildhibaannada ayaa qoraal ay heshay Goobjoog News u sheegay iney arrintan ka mid tahay waajibaadkooda dastuuriga ah  iyo midda ay u dhaarteen

Halkan Ka Akhris, Qoraalka iyo Xildhibaannada saxiixay: