Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka?

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka golaha shacabka, kaas oo ka qabsoomay xarunta kumeel gaarka ah ee Villa Hargeysa.
Ajandaha kulanka golaha ayaa ah 1 Akhrinta 1aad Hindise -sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo 2 Akhrinta 1aad Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka.
Kulnaka ayaa waxaa goobjoog ah wasiirrada Gaashaandhiigga iyo Amniga qaranka , kuwaas oo su’allo ku aadan amniga qaran ay xildhibaannadu weydiindoonaan.
Kulanka golaha ayaa waxaa uu kamid yahay kalafadhiga 7-aad ee golaha, kaas oo ugu dambeeyo muddo xileedka golaha, maadaama dhowaan loo dareerayo doorashada baarlamanka 11-aad 2021-ka.
Goobjoog News
Comment: The caveats in my Own Р Р†Enlargment ExercisesР Р† ebook. canadian cialis online categorize that HIV disposition also be administered to surgical procedures.