Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka?

Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan ku leeyahay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka maanta ayaa ah.
Akhrinta k1-aad ee sharciga dambiyada galmada la xiriira, kaas oo sida horay loo sheegay ay meel marintiisu ay muhiim u tahay dalka.
Kulanka ayaa waxaa uu kamid yahay kalafadhiga 7-aad ee golaha, waana kala fadhigii ugu dambeeyey muddo xileedka golaha, waxaana horyaallo sharciyo dhowr ah.
Goobjoog News