U bood dhigaalka

Akhriso: Maxaa Looga Hadli-doonaa Kulanka Berri ee Golaha Shacabka?

Sheeko:Baarlamaanka

Maalinta berri ah golaha shacabka waxaa uu yeelan doonnaa kulankooda caadiga ah.

Ajendaha waxaa uu ahaan doonaa:

1. Sii Wadida Dib u eegista Miisaaniyadda 2020
2. Ka Doodis iyo u Codeyn Wax Ka Badalka Sharci Num 75 Qodobkiisa 10aad ee Muda Xileedka Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka.

Goobjoog News