U bood dhigaalka

Akhriso: Musharraxiinta Maanta La Diiwaan Geliyay

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga doorashada madaxweynaha 10-aad ayaa maanta diiwaan geliyay ilaa 11 musharrax kuwaas oo u taagan xilka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomalaiya, guddiga ayaa si rasmi ah u bilaabay maanta diiwaangelinta musharraxiinta ka qeyb galaya doorashada 15-ka May 2022-ka ka dhacayso magalada Muqdisho.

 Magacyada Musharraxiinta 

1: Musharrax Madaxweyne Sheekh Shariif Shiikh Axmed.

2: Musharrax Madaxweyne Dr. Cabdinuur Shiikh Maxamed.

3: Musharrax Madaxweyne  Xasan Cali Kheyre.

4: Musharrax Musharrax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

5: Musharrax Madaxweyne  Cabdikariim Xuseen Guuleed

6: Musharrax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle.

7: Musharrax madaxweyne Cabdiraxmaan Macalin Axmed Ablaal.

8: Musharrax madaxweyne Cabdulkadir Cosoble Cali.

9: Musharrax Madaxweyne Cabdullaahi aahi Cali Xasan.

10: Musharrax Madaxweyne Bashiir Xaaji Cali (Jamaal).

11: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Macalim Abalaal.

Guddiga ayaa lagu wadaa in maalinta barri ay soo gabagabeeyaan maalinta barri ah, waxaana lagu wadaa in Barri ay isisoo sharraxaan musharraxiin mug ku leh siyaasadda Soomaaliya sida Xasan Shiikh Madaxweynihii 8-aad ee Jamhuuriyadda Siciid Cabdullaahi iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda.